Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Jowhar-yareey

Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad, ayaa xalay ilaa saacadihii hore ee saaka howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Jowhar-yareey…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Ciidanka Kumaandooska Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Jowhar-yareey
Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad, ayaa xalay ilaa saacadihii hore ee saaka howlgal qorsheysan ka fuliyay deegaanka Jowhar-yareey…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Ciidanka Kumaandooska Danab oo Howlgal Qorsheysan ka Fuliyay Jowhar-yareey
Shabeellaha Hoose – Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 161-aad ee Guutada 16-aad, ayaa xalay ilaa saacadihii hore ee saaka howlgal qorsheysan ka fuliyay…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
KT
Kaab TV
Ciidamada Deegaanka oo howlgallo ka sameeyay Mudug
Ciidamada deegaanka ayaa saacadihii lasoo dhaafay howlgallo ka sameeyay deegaanno ka tirsan Gobolka Mudug, iyadoo howlgalka lagu beegsanayo dhaq-dhaqaaqa Al-Shabaab ee ku sugan dhulka miyiga ah ee…
Ka akhri Kaab TV ↗
G
Goobjoog
Ciidanka Xoogga Dalka oo howlgal qorsheysan ka Fuliyey Deegaanno ka tirsan Shabeellaha Dhexe iyo Hoose
Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 164-aad ee Guutada 16-aad ee Kumaandooska Danab, ayaa howlgal qorsheysan ka fuliyey deegaanno ku teedsan gobollada Shabeellaha Dhexe iyo Shabeellaha Hoose.
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.