M
Mudug
Gobol (Region)17 tebin oo la xiriira0 raacayaal
Taariikhda tebinta la xiriirta

JN
Jowhar News· 1 maalin ka horMusharrax Mudane Liibaan Axmed Xasan socdaal ku maraya deegaano ka tirsan Mudug iyo Galgaduud
July 24 (Jowhar)-Wafdi uu Hoggaaninayo Musharraxa Hoggaamiyaha Galmudug ee Urur Siyaasadeedka JSP Mudane Liibaan Axmed Xasan ayaa socdaal ku maraya deegaano iyo degmooyin ka tirsan gobolada Mudug iyo…
Ka akhri Jowhar News ↗
HM
Horseed Media· 1 maalin ka horPuntland oo Xoojisay Ciidamada Mudug, Hoggaan Cusubna u Magacowday Qaybta 60-aad
Dowladda Puntland ayaa sare u qaaday diyaar-garowgeeda amni ee gobolka Mudug, iyadoo la sheegay inay halkaas…
Ka akhri Horseed Media ↗
WN
Wardheer News· 3 maalmood ka horCunno xumo ka dhalatay ayax burburiyay dalag u beernaa beeraleyda Mudug
ERGO) – In ka badan 80 beeraley ah ayaa xaalado adag oo dhanka nolosha ah ku wajahaya deegaanka Xero-dhagaxley ee gobolka Mudug tan iyo bishii April. Ayax ka cunay dalagyo ay goosasho ku dawaa iyo…
Ka akhri Wardheer News ↗
HM
Horseed Media· 4 maalmood ka horPuntland oo Itoobiya ku wareejisey nin ku eedaysan dil 8 sano kahor ka dhacay dowlad deegaanka Soomaalida.
Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug, G/Sare Maxamuud Muuse Bille (Fardafuul), ayaa Dowladda Deegaanka Soomaalida Itoobiya ku…
Ka akhri Horseed Media ↗G
Goobjoog· 8 maalmood ka horNinkii dilay taliyihii saldhigga Booliska Jarriiban oo saaka la toogtay
Waxaa saaka meel fagaare ah oo ku taalla degmada Jarriiban ee gobolka Mudug lagu fuliyay dil toogasho ah oo lagu qisaasay Ibraahim Axmed Kooshin, kaas oo lagu helay inuu habeen hore dilay taliyihii…
Ka akhri Goobjoog ↗
HM
Horseed Media· 9 maalmood ka horTaliyihii saldhigga Jirriiban oo aas loo sameeyey & eedaysanihii diley oo la wareejiyey.
Mas’uuliyiin katirsan xukuumadda Puntland, maamulka gobolka Mudug, saraakiil ciidan iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ayaa…
Ka akhri Horseed Media ↗
WN
Wardheer News· 9 maalmood ka horPuntland Police Arrest Suspect in Killing of Jariiban Police Commander
Garowe (WDN) – Puntland security forces have arrested a man accused of assassinating the commander of the Jariiban District Police Station in the Mudug region, in what authorities describe as a swift…
Ka akhri Wardheer News ↗
HM
Horseed Media· 9 maalmood ka horTaliska booliska gobolka Mudug oo la kulmay waxgaradka Jirriiban.
Taliyaha Qeybta Booliska Gobolka Mudug, G/Sare Maxamuud Muuse Bille (Fardafuul), ayaa maanta ka qeyb galay kulamo…
Ka akhri Horseed Media ↗
PP
Puntland Post· 9 maalmood ka horPuntland: Taliyihii saldhiga Jariiban oo la dilay
Wararka ka imanaya degmada Jariiban ee gobolka Mudug ayaa sheegaya in caawa halkaas lagu dilay taliyihii saldhiga booliska degmadaas Gaanshaanle
Ka akhri Puntland Post ↗
RE
Radio Ergo· 10 maalmood ka horCombination of locusts and water shortage devastate Mudug farmers
(ERGO) – Farmers in Hero-Dhagahley village in Somalia’s central Mudug region have been devastated by a deadly combination of locusts and water shortage that has ruined their crops, vegetables and…
Ka akhri Radio Ergo ↗
HM
Horseed Media· 14 maalmood ka horPuntland oo digniin u dirtay ciidanka DFS ka qoratay gobolka Mudug.
Taliska qaybta booliska gobolka Mudug ee Puntland ayaa digniin u diray ciidamada sheegay inay ku biireen…
Ka akhri Horseed Media ↗
HM
Horseed Media· 15 maalmood ka horWiil dhallinyaro ah oo lagu diley Magaalada Galkacyo.
Waxaa xalay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug lagu dilay wiil dhallinyaro ah oo lagu magacaabi…
Ka akhri Horseed Media ↗
PP
Puntland Post· 15 maalmood ka horDil ka dhacay magaalada Gaalkacyo
Wiil da’ yar oo lagu magacaabo Maxamed Diiriye Catoosh ayaa xalay lagu dilay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug. Dilka
Ka akhri Puntland Post ↗
HM
Horseed Media· 18 maalmood ka horGo’aamo ku aaddan ammaanka gobolka Mudug oo Galkacyo lagaga dhawaaqay.
Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga iyo DDR-ta Dowladda Puntland, Mudane Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulan…
Ka akhri Horseed Media ↗
WN
Wardheer News· 19 maalmood ka horVulnerable Mudug families left behind in drought-hit village
Mudug (Ergo)- Pastoralist families left behind in Dajimaale village in Somalia’s central Mudug region are facing severe food and water shortages after three consecutive years of failed rains…
Ka akhri Wardheer News ↗
HM
Horseed Media· 19 maalmood ka horPUNTLAND: Wasiiro la kulmay odayaasha deegaanka Daarusalaam ee gobolka Mudug.
Wafdi uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Amniga Dowladda Puntland, Cabdiraxmaan Yuusuf Dujaana, ayaa safar shaqo ku…
Ka akhri Horseed Media ↗
RE
Radio Ergo· 24 maalmood ka horVulnerable Mudug families left behind in drought-hit village
Pastoralist families left behind in Dajimaale village in Somalia’s central Mudug region are facing severe food and water shortages after three consecutive years of failed rains destroyed their…
Ka akhri Radio Ergo ↗