Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Siddeed Badmaax Oo Masaari Ah Oo Burcad-badeed Laga Sii Daayey Oo Muqdisho La Keenay

MUQDISHO (Goobjoog News)Siddeed badmaax oo Masaari ah oo muddo ku dhow shan bilood lagu haystay markabka M/T Eureka ayaa Muqdisho soo gaaray, kaddib markii laga sii daayey kooxihii afduubka ku…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Siddeed Badmaax Oo Masaari Ah Oo Burcad-badeed Laga Sii Daayey Oo Muqdisho La Keenay
MUQDISHO (Goobjoog News)Siddeed badmaax oo Masaari ah oo muddo ku dhow shan bilood lagu haystay markabka M/T Eureka ayaa Muqdisho soo gaaray, kaddib markii laga sii daayey kooxihii afduubka ku…
Ka akhri Goobjoog ↗
KT
Kaab TV
Puntland oo shaqada ka joojisay Taliyaha Booliska Mudug kaddib baxsashada maxaabiis burcad-badeed ah
Taliska Ciidanka Booliska Puntland ayaa shaqo joojin ku sameeyay Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Mudug, Maxamuud Muuse Bile oo loo yaqaan Fardafuul, kaddib dhacdo la xiriirta baxsashada maxaabiis…
Ka akhri Kaab TV ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay