Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Xogta furashada markabka MTT-SIBU 1 iyo sheegashada kooxda Ciraaqiyiinta.

Xogta furashada markabka MTT-SIBU 1 iyo sheegashada kooxda Ciraaqiyiinta.

Qaar kamid ah warbaahinta Carabta ayaa baahiyey in rag ka soo jeeda mid kamid ah qabaa’illada…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Xogta furashada markabka MTT-SIBU 1 iyo sheegashada kooxda Ciraaqiyiinta.
Qaar kamid ah warbaahinta Carabta ayaa baahiyey in rag ka soo jeeda mid kamid ah qabaa’illada…
Ka akhri Horseed Media ↗
G
Goobjoog
Su’aalo ka dhashay sii-daynta markabka MTT-SIBU 1 iyo sheegashada koox Ciraaqiyiin ah
Warar cusub ayaa su’aalo ka keenay cidda hoggaamisay howlgalkii lagu sii daayay markabka ganacsi ee MTT-SIBU 1, kaas oo la sheegay in burcad-badeed Soomaali ah ay ku qabsadeen xeebaha gobolka Mudug.
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay