Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Ciidanka Puntland oo xoog ku soo furtay markab kooxo burcad-badeed ah ku haysteen xeebaha gobolka Mudug.

Ciidanka Puntland oo xoog ku soo furtay markab kooxo burcad-badeed ah ku haysteen xeebaha gobolka Mudug.

Ciidamada Badda Puntland ayaa saaka gacanta ku dhigay mid ka mid ah maraakiib ay kooxo burcad-badeed…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Ciidanka Puntland oo xoog ku soo furtay markab kooxo burcad-badeed ah ku haysteen xeebaha gobolka Mudug.
Ciidamada Badda Puntland ayaa saaka gacanta ku dhigay mid ka mid ah maraakiib ay kooxo burcad-badeed…
Ka akhri Horseed Media ↗
PP
Puntland Post
Puntland oo furatay markab ay haysatay Burcad-badeed
Puntland ayaa maanta xoog ku furatay markabka MTT SIBU 1 oo ay koox Burcad-badeedda ah haysatay, sida lagu sheegay bayaan
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post
Puntland oo furatay markab ay haysteen Burcad-badeed
Puntland ayaa maanta xoog ku furatay markabka MTT SIBU 1 oo ay koox Burcad-badeedda ah haysatay, sida lagu sheegay bayaan
Ka akhri Puntland Post ↗
RJ
Radio Jowhar
Ciidamada Puntland oo xoog ku soo furtay markab ay haysteen kooxaha Burcadbadeeda
Ciidamada Difaaca Badda Dowladda Puntland, gaar ahaan Ciidamada Badda ee sida gaarka ah u tababaran ee PMPF, ayaa maanta sheegay inay hawlgal ka sameeyeen xeebaha Gobolka Mudug, halkaas oo ay kula…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
PP
Puntland Post
Puntland oo xog cusub ka soo saartay furashada markabka SIBU 1
Ciidamada badda Puntland ee PMPF ayaa caawa faahfaahin dhammeystiran ka bixisay howlgalkii ay saaka ku furteen markabka SIBU 1/SEAMUL oo
Ka akhri Puntland Post ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay