Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Puntland oo siidaysay ciidankii ay ku qabatay Gaalkacyo

Puntland oo siidaysay ciidankii ay ku qabatay Gaalkacyo

Puntland ayaa galabta sii daysay ciidankii iyo gaadiidkii ay ku qabtay magaalada Gaalkacyo, iyada oo ku wareejisay maamulka deriska la

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Puntland oo siidaysay ciidankii ay ku qabatay Gaalkacyo
Puntland ayaa galabta sii daysay ciidankii iyo gaadiidkii ay ku qabtay magaalada Gaalkacyo, iyada oo ku wareejisay maamulka deriska la
Ka akhri Puntland Post
RJ
Radio Jowhar
Puntland oo qabatay gaadiid iyo ciidan ka tirsan DF oo galay waqooyiga Gaalkacyo
Maamulka Puntland ayaa saaka kantaroolka waqooyi ee magaalada Gaalkacyo ku qabatay labo gaari oo siday ciidan ay dowladda Federaalka ka qoratay gobolka Mudug. Ciidanka ayaa la sheegay in ay u socdeen…
Ka akhri Radio Jowhar
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay