Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Puntland oo qabatay ciidan ka tirsan Federaalka

Puntland oo qabatay ciidan ka tirsan Federaalka

Puntland ayaa saaka koonfurta magaalada Gaalkacyo ku qabatay labo gaari oo siday ciidan ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidanka oo

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Puntland oo qabatay ciidan ka tirsan Federaalka
Puntland ayaa saaka koonfurta magaalada Gaalkacyo ku qabatay labo gaari oo siday ciidan ka tirsan dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidanka oo
Ka akhri Puntland Post ↗
PP
Puntland Post
Puntland oo qabatay ciidan ay dowladda Federaalka ka qoratay Galmudug
Puntland ayaa saaka waqooyiga magaalada Gaalkacyo ku qabatay labo gaari oo siday ciidan ay dowladda Federaalka ka qoratay koonfurta gobolka
Ka akhri Puntland Post ↗
KT
Kaab TV
Puntland oo Gaalkacyo ku qabatay laba gaari oo siday ciidamo ka tirsan dowladda Federaalka
Ciidamada Puntland ayaa saaka koonfurta magaalada Gaalkacyo ku qabtay laba gaari oo la sheegay inay siday ciidamo ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidamadan ayaa la sheegay inay ka…
Ka akhri Kaab TV ↗
HM
Horseed Media
Puntland oo gobolka Mudug ku qabatay gaadiid ciidamo u sidey Dowladda Somalia.
Laamaha ammaanka Puntland ee gobolka Mudug ayaa gacanta ku dhigay laba gaari oo ah nooca loo…
Ka akhri Horseed Media ↗
G
Goobjoog
Puntland oo sheegtay inay Galkacyo ku qabatay ciidamo ay ku tilmaantay kuwo ka tirsan Dowladda Federaalka
Maamulka Puntland ayaa sheegay in ciidamo uu ku tilmaamay inay ka tirsan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya lagu qabtay magaalada Galkacyo, kadib markii ay gudaha u galeen deegaanada ay Puntland maamusho.
Ka akhri Goobjoog ↗
G
Goobjoog
Puntland oo sii daysay ciidamadii Dowladda Federaalka ee lagu qabtay Galkacyo
Maamulka Puntland ayaa sii daayay ciidamadii ay maanta ku qabteen magaalada Galkacyo, kuwaas oo ay Puntland ku tilmaantay inay ka tirsan yihiin Dowladda Federaalka Soomaaliya. Ciidamada ayaa Puntland lagu sheegay…
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay