KT
Kaab TV
· Ammaan

Al-Shabaab oo la sheegay inay jartay waddada isku xirta Hobyo iyo Xarardheere

Warar laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in dagaalyahanno ka tirsan Al-Shabaab ay jareen waddada isku xirta magaalooyinka Hobyo iyo Xarardheere, taasoo ah waddo muhiim u ah isu-socodka dadka iyo…