HM
Horseed Media
·

Seddex qof oo ku dhintay daadad ku dhuftay gobolka Mudug

Seddex qof oo ku dhintay daadad ku dhuftay gobolka Mudug

Ugu yaraan saddex qof ayaa ku geeriyooday daadad ku dhuftay qaybo ka mid ah Gobolka Mudug, kuwaas oo kala dhacay degmooyin iyo deegaano ka tirsan gobolka.