Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Puntland oo Gaalkacyo ka mamnuucday qaadashada hubka

Puntland oo Gaalkacyo ka mamnuucday qaadashada hubka

Guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiweli Jibriil Bayle ayaa soo saaray amar mamnuucaya in Gaalkacyo iyo magaalooyinka kale ee gobolka dhexdooda lagu qaato

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Puntland oo Gaalkacyo ka mamnuucday qaadashada hubka
Guddoomiyaha gobolka Mudug Cabdiweli Jibriil Bayle ayaa soo saaray amar mamnuucaya in Gaalkacyo iyo magaalooyinka kale ee gobolka dhexdooda lagu qaato
Ka akhri Puntland Post ↗
RJ
Radio Jowhar
Puntland oo Gaalkacyo ka mamnuucday qaadashada hubka
Wareegtada ayaa lagu xusay in sharciga Nabadgelyada Guud ee Lambar 1, oo soo baxay 23-kii Janaayo 2000, uu dhigayo in hubka lagu qaato oo keliya marka la helo oggolaanshaha hay’adaha nabadgelyada ee…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay