Hadda socda6 ilo · la cusboonaysiiyay

Ugu yaraan 109 qof oo ay ku jiraan 15 carruur ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Jabuuti

Ugu yaraan 109 qof oo muhaajiriin ah, oo ay ku jiraan 15 carruur ah, ayaa ku dhintay doon ku degtay xeebaha dalka Jabuuti, halka in ka badan 116 qof oo kale weli la la’yahay. Doonta ayaa la sheegay…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Ugu yaraan 109 qof oo ay ku jiraan 15 carruur ah oo ku dhintay doon ku degtay xeebaha Jabuuti
Ugu yaraan 109 qof oo muhaajiriin ah, oo ay ku jiraan 15 carruur ah, ayaa ku dhintay doon ku degtay xeebaha dalka Jabuuti, halka in ka badan 116 qof oo kale weli la la’yahay. Doonta ayaa la sheegay…
Ka akhri Kaab TV ↗
JN
Jowhar News
Inku dhow 140 ruux oo ku dhintey doon ku degtey xeebaha Jabuuti
Ugu yaraan 139 muhaajiriin ah oo ay ku jiraan 15 carruur ah, ayaa dhintay, halka tobanaan kalena weli la la’yahay ka dib markii doon ay saarnaayeen ay ku degtay xeebaha Jabuuti, sida ay sheegtay…
Ka akhri Jowhar News ↗
SM
Doon Ku Qalibantay Xeebaha Jabuuti oo Galaaftay Nolosha Ugu Yaraan 139 Muhaajiriin ah
Jabuuti – Ugu yaraan 139 qof, oo ay ku jiraan carruur, ayaa ku dhintay kadib markii doon siday in ka badan 300 oo muhaajiriin ah ay ku degtay xeebaha Jabuuti, iyadoo laga cabsi qabo in tirada…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
G
Goobjoog
Midowga Afrika oo War Ka Soo saaray Geerida 109 Qof oo Tahriibayaal ah oo Dooni kula Degtay Xeebaha Jabuuti
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, ayaa muujiyay murugo xooggan oo ku aaddan geerida 109 qof oo tahriibayaal ah, oo ay carruur ku jiraan, kaddib markii doon ay la socdeen ay…
Ka akhri Goobjoog ↗
PP
Puntland Post
139 muhaajiriin ah oo ku dhintay xeebaha Jabuuti
Ugu yaraan 139 muhaajiriin ah oo ay ku jiraan 15 carruur ah ayaa ku dhintay doon habeenkii khimiista ku degtay
Ka akhri Puntland Post ↗
RJ
Radio Jowhar
Dad ku dhintay doon ku degtay xeebaha Jabuuti
Ugu yaraan 139 muhaajiriin ah, oo ay ku jiraan 15 carruur ah, ayaa ku dhintay kaddib markii doon ay la socdeen ay ku degtay xeebaha Jabuuti, halka tobannaan qof oo kale weli la la’yahay, sida ay…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.