Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Midowga Afrika oo Itoobiya, Eritrea, iyo Masar ugu baaqay Is-xakameyn

Midowga Afrika ayaa ugu baaqay dowladaha Itoobiya, Eritrea iyo Masar inay muujiyaan is-xakameyn buuxda, iyadoo ururku walaac ka muujiyay xiisadaha u dhexeeya saddexda dal iyo saameynta ay ku yeelan…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Midowga Afrika oo Itoobiya, Eritrea, iyo Masar ugu baaqay Is-xakameyn
Midowga Afrika ayaa ugu baaqay dowladaha Itoobiya, Eritrea iyo Masar inay muujiyaan is-xakameyn buuxda, iyadoo ururku walaac ka muujiyay xiisadaha u dhexeeya saddexda dal iyo saameynta ay ku yeelan…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Midowga Afrika oo Ka Hadlay Xiisadda Itoobiya, Eritrea iyo Masar
Addis Ababa – Guddiga Midowga Afrika ayaa sheegay inuu si dhow ula socdo xiisadda sii kordheysa ee u dhexeysa Itoobiya, Eritrea iyo Masar. Guddiga ayaa ugu baaqay saddexda dal ee xubnaha ka ah…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.