Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Uganda iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay mustaqbalka AUSSOM iyo maalgelinta howlgalka

Dowladda Uganda iyo Midowga Yurub ayaa ka wada hadlay mustaqbalka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AUSSOM, iyadoo xoogga la saaray sidii howlgalka loo heli lahaa maalgelin joogto ah oo la…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Uganda iyo Midowga Yurub oo ka wada hadlay mustaqbalka AUSSOM iyo maalgelinta howlgalka
Dowladda Uganda iyo Midowga Yurub ayaa ka wada hadlay mustaqbalka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AUSSOM, iyadoo xoogga la saaray sidii howlgalka loo heli lahaa maalgelin joogto ah oo la…
Ka akhri Kaab TV ↗
RJ
Radio Jowhar
Uganda iyo Midowga Yurub oo ka wadahadlay arrinta AUSSOM
Dowladda Uganda ayaa Midowga Yurub kala hadashay mustaqbalka howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya ee AUSSOM iyo sidii loo heli lahaa maalgelin joogto ah oo la isku halleyn karo. Wasiirka Difaaca…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.