Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Midowga Afrika iyo Mareykanka oo Digniin Ka Soo Saaray Xiisadda Waqooyiga Itoobiya

Midowga Afrika iyo Mareykanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay xiisadda militari ee ka soo cusboonaatay waqooyiga Itoobiya, iyagoo dhinacyada isku haya ugu baaqay inay joojiyaan dhaqdhaqaaqyada…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Midowga Afrika iyo Mareykanka oo Digniin Ka Soo Saaray Xiisadda Waqooyiga Itoobiya
Midowga Afrika iyo Mareykanka ayaa walaac xooggan ka muujiyay xiisadda militari ee ka soo cusboonaatay waqooyiga Itoobiya, iyagoo dhinacyada isku haya ugu baaqay inay joojiyaan dhaqdhaqaaqyada…
Ka akhri Goobjoog
BS
BBC Somali
Waxa aan ilaa hadda ka ognahay colaadda dib uga soo cusboonaatay Waqooyiga Itoobiya
Tan iyo markii dagaalkii sokeeye ee Tigray lagu soo afjaray Heshiiskii Pretoria, colaad ayaa mar kale ka qaraxday Waqooyiga Itoobiya, iyadoo ka bilaabatay Arbacadii, 23-ka Sebtembar.
Ka akhri BBC Somali
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.