Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay oo xoojinaya iskaashiga, iyadoo diiradda la saarayo nabadda, dhaqaalaha iyo amniga cuntada

Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa magaalada New York ku wada shir-guddoomiyey kulan heer sare ah oo u dhexeeya…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Midowga Afrika iyo Qaramada Midoobay oo xoojinaya iskaashiga, iyadoo diiradda la saarayo nabadda, dhaqaalaha iyo amniga cuntada
Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Cali Yuusuf, iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, António Guterres, ayaa magaalada New York ku wada shir-guddoomiyey kulan heer sare ah oo u dhexeeya…
Ka akhri Goobjoog
SM
AU iyo Qaramada Midoobay oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Nabadda Afrika
NEW YORK – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika (AU), Mudane Mahmoud Ali Youssouf, iyo Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay, Antonio Guterres, ayaa si wadajir ah u guddoomiyay kulan heer sare ah oo…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
AU, UN chiefs discuss strengthening cooperation on Africa’s challenges
NEW YORK — African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf and U.N. Secretary-General Antonio Guterres co-chaired a high-level meeting between the African Union and the United Nations in…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.