Hadda socda5 ilo · la cusboonaysiiyay

Midowga Yurub oo Maraykanka ugu baaqay inuu qaado xayiraadda safarka ee wafdiga Falastiin

Midowga Yurub ayaa ugu baaqay Dowladda Maraykanka inay dib uga fiirsato go’aanka ay ku diiday fiisooyinka mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Falastiin iyo xubno ka tirsan Ururka Xoreynta Falastiin…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Midowga Yurub oo Maraykanka ugu baaqay inuu qaado xayiraadda safarka ee wafdiga Falastiin
Midowga Yurub ayaa ugu baaqay Dowladda Maraykanka inay dib uga fiirsato go’aanka ay ku diiday fiisooyinka mas’uuliyiin ka tirsan Maamulka Falastiin iyo xubno ka tirsan Ururka Xoreynta Falastiin…
Ka akhri Goobjoog
SM
Wasiir Ku-xigeenka Arrimaha Dibadda oo Ka Guddoomay Nuqulka Warqadaha Aqoonsiga Safiirka Midowga Yurub
Muqdisho – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah Warqadaha Aqoonsiga (Credentials)…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
EU appoints new ambassador to Somalia as Mogadishu pledges closer cooperation
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s deputy foreign minister on Friday received the credentials of the European Union’s newly appointed ambassador to Somalia, Laszlo Mathe, as Mogadishu pledged to deepen…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
Guddoomiyaha Midowga Afrika oo Gaaray New York si uu uga Qayb Galo Kalfadhiga 81-aad ee Qaramada Midoobay
New York – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Mudane Maxamuud Cali Yuusuf, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka, Mudane Salma Malika Hadadi, iyo wafdi ka kooban Guddoomiyeyaasha Midowga Afrika…
Ka akhri Shabelle Media Network
SM
African Union chief arrives in New York to push Africa’s priorities at UN General Assembly
NEW YORK — African Union Commission Chairperson Mahmoud Ali Youssouf has arrived in New York with a senior AU delegation to attend the high-level week of the 81st session of the United Nations…
Ka akhri Shabelle Media Network
KT
Kaab TV
Xasan Sheekh oo u safray Maraykanka si uu uga qaybgalo Shirka Qaramada Midoobay
Xasan Sheekh Maxamuud ayaa u safray dalka Maraykanka, halkaas oo uu kaga qaybgeli doono Shirka Golaha Guud ee Qaramada Midoobay ee ka furmaya magaalada New York. Xasan Sheekh ayaa saacado badan ku…
Ka akhri Kaab TV
AM
Somalia Takes Its Priorities to 81st UN General Assembly in New York
NEW YORK, USA — Somali President Hassan Sheikh Mohamud and a high-level delegation have arrived in New York to participate in the 81st session of the United Nations General Assembly. The president is…
Ka akhri Arlaadi Media Network
PP
Puntland Post
Xasan Sheekh oo ka qaybgalay shirka Qaramada Midoobay ee New York
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa ka qaybgalay shirka Qaramada Midoobay oo maanta ka
Ka akhri Puntland Post
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay