← Ku noqo bogga hore Hadda socda 7 ilo · la cusboonaysiiyay 23/09/2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shir looga hadlayo maalgashiga Somalia. Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday HM
Madaxweyne Xasan Sheekh oo furay shir looga hadlayo maalgashiga Somalia.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu…
Ka akhri Horseed Media ↗ RJ
MW Xasan Sheekh oo daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya
Madaxweynaha Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaasi oo uu martigeliyay Bangiga Horumarinta iyo…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ RG
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Muqdisho ka daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa magaalada Muqdisho ka daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya, kaas oo uu martigeliyay Bangiga…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ JN
Madaxweyne Xasan Sheekh oo daah-furay Shirka Maalgelinta Soomaaliya
Sept 19 (Jowhar)- Madaxweynaha umadda Soomaaliya,Xasan Sheekh Maxamuud ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Dalka Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada madaxda ee Muqdisho, kaasi oo uu…
Ka akhri Jowhar News ↗ SM
Madaxweyne Xasan Sheekh oo Furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya
Muqdisho — Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa daah-furay Shirka Maalgelinta Horumarinta Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Muqdisho, kaas oo uu…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ SM
Somalia seeks investment to drive sustainable economic growth
MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday opened a development investment conference in Mogadishu, calling for greater investment to help the country move from recovery…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ G
Madaxweyne Xasan Sheekh iyo wefdi uu hoggaaminayo oo gaaray New York
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wefdi ballaaran oo uu hoggaaminayo ayaa gaaray magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo ah xarunta guud ee Qaramada Midoobay.
Ka akhri Goobjoog ↗ RJ
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud oo kulan wax-ku-ool ah kula yeeshay magaalada New York Dhigiisa Serbia
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa kulan wax-ku-ool ah kula yeeshay magaalada New York, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Serbia, Mudane Aleksandar Vučić,…
Ka akhri Radio Jowhar ↗ BS
Madaxweynaha Iran Masoud Pezzekian ayaa gaaray magaalada New York si uu khudbad uga jeediyo Golaha Guud ee Qaramada Midoobay.
Saacad ka hor imaatinkiisa, Donald Trump ayaa mar kale ku hanjabay inuu burburin doono Iran, xilli uu khudbaddiisa sannadlaha ah u jeedinayay hoggaamiyeyaasha caalamka ee Qaramada Midoobay.
Ka akhri BBC Somali ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.