Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay danaha labada dal

Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay danaha labada dal

Nairobi, Kenya – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle, ayaa…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Soomaaliya iyo Nigeria oo ka wada hadlay danaha labada dal
Nairobi, Kenya – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya, ahna Wakiilka Joogtada ah ee Soomaaliya u qaabilsan UNEP iyo UN-Habitat, Mudane Jabril Ibrahim Cabdulle, ayaa…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog
Soomaaliya iyo Midowga Yurub oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Iskaashiga Labada Dhinac
Muqdisho, 19 Sebteembar 2026: Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Xasan Maxamed Cali (Nadaara), ayaa maanta ka guddoomay nuqul ka mid ah…
Ka akhri Goobjoog
RJ
Radio Jowhar
ICG oo digniin culus ka soo saartay kala guurka Amni ee ku soo socda Soomaaliya iyo halista AUSSOM
Warbixin cusub oo ay soo saartay International Crisis Group (ICG) ayaa ka digtay in Soomaaliya ay wajihi karto kala-guur weyn oo dhinaca amniga ah, xilli ay mugdi ku jiro mustaqbalka taageerada…
Ka akhri Radio Jowhar
SM
AUSSOM iyo UK oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga amniga Soomaaliya
MUQDISHO – Wakiilka Gaarka ah ee Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika ahna Madaxa Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM), Danjire El Hadji Ibrahima Diene, ayaa…
Ka akhri Shabelle Media Network
G
Goobjoog
Soomaaliya iyo Morooko oo ka wada hadlay xoojinta xiriirka iyo iskaashiga labada dal
Dowladda Soomaaliya iyo Boqortooyada Morocco ayaa magaalada New York ku yeeshay kulan heer wasiir ah, kaas oo diiradda lagu saaray xoojinta xiriirka labada dal iyo horumarinta iskaashiga dhinacyada kala duwan.
Ka akhri Goobjoog
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay