KT
Kaab TV
·

Baashe Yuusuf oo Muqdisho ammaan ku dareemi waayay: Soomaaliya xaggee ayay u socotaa?

Xiisadda siyaasadeed iyo tan dastuuriga ah ee Soomaaliya ayaa sii xoogeysanaysa, kaddib markii Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare, Dr. Baashe Yuusuf Axmed, uu sheegay inuusan ammaan ku haysan…