Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Go’aanka Maxkamadda Sare Soomaaliya ku burisay wax-ka-beddelka dastuurka ee Xasan Sheekh sameeyay

JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA MAXKAMADDA SARE EE DALKA QAYBTA DASTUURKA Sum: MS/DST/1/2026 Sum: MS/QDST/ /2026 GO’AAN Maxkamadda Sare Ee Dalka qaybteeda dastuurka oo ka kooban 5 garsoore, ayaa…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
KT
Kaab TV
Go’aanka Maxkamadda Sare Soomaaliya ku burisay wax-ka-beddelka dastuurka ee Xasan Sheekh sameeyay
JAMHUURIYADDA FEDERAALKA SOOMAALIYA MAXKAMADDA SARE EE DALKA QAYBTA DASTUURKA Sum: MS/DST/1/2026 Sum: MS/QDST/ /2026 GO’AAN Maxkamadda Sare Ee Dalka qaybteeda dastuurka oo ka kooban 5 garsoore, ayaa…
Ka akhri Kaab TV ↗
HM
Horseed Media
Hoggaankii Maxkamadda sare oo diidey xilka qaadistii lagu sameeyey sheegayna go’aamana soo saaray.
Guddoomiyihii hore ee Maxkamadda Sare ee Soomaaliya, Dr. Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka horyimid xil-ka-qaadistii uu…
Ka akhri Horseed Media ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.