Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Wasiirko ka tirsan xukumadda Soomaaliya oo xilka laga qaaday.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday laba mas’uul oo ka tirsanaa Golaha Wasiirrada, kuwaas oo kala ahaa Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Hawlaha…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayA
Wasiirko ka tirsan xukumadda Soomaaliya oo xilka laga qaaday.
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamza Cabdi Barre, ayaa xilalkii ka qaaday laba mas’uul oo ka tirsanaa Golaha Wasiirrada, kuwaas oo kala ahaa Wasiiru Dowlihii Wasaaradda Hawlaha…
Ka akhri Allbanaadir ↗HM
Muxuu sababsaday guddoomiyihii maxkamadda sare ee xilka laga qaaday.
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xilkii ka qaaday Guddoomiyihii Maxkamadda Sare ee dalka,…
Ka akhri Horseed Media ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.