Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Jubbaland oo soo bandhigtay miisaaniyaddeeda 2027

Jubbaland oo soo bandhigtay miisaaniyaddeeda 2027

Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar oo ah ku-simaha madaxweynaha ayaa maanta guddoomiyey shirka ay magaalada Kismaayo

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Jubbaland oo soo bandhigtay miisaaniyaddeeda 2027
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Jubbaland Maxamed Yuusuf Cumar oo ah ku-simaha madaxweynaha ayaa maanta guddoomiyey shirka ay magaalada Kismaayo
Ka akhri Puntland Post ↗
SM
Jubbaland oo Ansixisay Miisaaniyadda Sanadka 2027 oo Ka Badan $60 Milyan
Kismaayo – Golaha Wasiirrada Dowladda Jubbaland ayaa ansixiyay miisaaniyadda maamulka ee sannadka 2027, taas oo wadarta guud ay gaareyso 60,886,783.86 oo doollar, sida lagu sheegay warbixinta…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
KT
Kaab TV
Golaha Wasiirrada Jubbaland oo Ansixiyey Miisaaniyadda Dowladda ee 2027-ka+Sawirro
Golaha Wasiirrada Dowladda Jubbaland ayaa ansixiyey miisaaniyadda dowladda ee sannadka 2027-ka, taas oo wadarta guud lagu sheegay $60,886,783.86, iyadoo Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta…
Ka akhri Kaab TV ↗
SM
Jubbaland approves $60.9 million budget for 2027
KISMAYO, Somalia — Jubbaland’s Council of Ministers has approved a budget of $60.9 million for 2027, with the regional administration reporting a 2.42% increase in domestic revenue. The budget totals…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay