Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Soomaaliya oo shir-guddoominaysa kulanka 29-aad ee Madasha Iskaashiga Geeska Afrika
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka 29-aad ee Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika, kaas oo diiradda lagu saaray…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Soomaaliya oo shir-guddoominaysa kulanka 29-aad ee Madasha Iskaashiga Geeska Afrika
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta shir-guddoomiyay kulanka 29-aad ee Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika, kaas oo diiradda lagu saaray…
Ka akhri Goobjoog ↗RG
Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya oo shir guddoomiyay kulanka 29-aad ee Madasha Iskaashiga Geeska Afrika
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Biixi Imaan Cige, ayaa maanta shir guddoomiyay kulanka 29-aad ee Madasha Iskaashiga Dalalka Geeska Afrika. Kulanka waxaa ka qeyb galay…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.