Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay

Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan Degdeg ah Yeeshay

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan degdeg ah la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Jaamac, iyadoo ay jirto xiisad siyaasadeed oo ka dhex taagan madaxda…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Ra’iisul Wasaare Xamse iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Kulan Degdeg ah Yeeshay
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xamse Cabdi Barre, ayaa kulan degdeg ah la yeeshay Guddoomiyaha Golaha Shacabka, Cabdulqaadir Jaamac, iyadoo ay jirto xiisad siyaasadeed oo ka dhex taagan madaxda…
Ka akhri Goobjoog ↗
BS
BBC Somali
Shan goobood oo dalxiisku si degdeg ah u koray iyo waddan carbeed ka mid ah
Iyadoo la xusayo Maalinta Dalxiiska Adduunka oo ku beegan 27-ka Sebtembar, isla markaana xilligii xagaaga uu ku dhow yahay inuu dhammaado qaybta waqooyi ee dunida, waxa aan eegaynaa goobaha ugu…
Ka akhri BBC Somali ↗
SM
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo La Kulmay Safiirka Qatar ee Soomaaliya
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan miro-dhal ah kula qaatay Safiirka Dowladda Qatar u…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay