Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga

Muqdisho, 24 Sebteembar 2026 – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Wasaaradda Gaashaandhigga iyo…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo Ka Wada Hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Amniga
Muqdisho, 24 Sebteembar 2026 – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday Wasaaradda Gaashaandhigga iyo…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Soomaaliya iyo Talyaaniga oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo amniga Badda Cas
MUQDISHO, Soomaaliya — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Muqdisho kulan kula yeeshay Taliyaha Taliska Hawlgallada Wadajirka ah ee Talyaaniga, S/Guud…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Dadka la xusay
Meelaha la xusay