G
Goobjoog
·

Soomaaliya iyo Talyaaniga oo isla eegay khataraha amni ee gobolka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Taliska Hawlgallada Wadajirka ah ee Taliyaaniga, S/Guud Giovanni Maria Iannucci, oo…