AM
Ahmed Macallin Fiqi
Wasiirka Gaashaandhigga (Defense Minister) · Federal40 tebin oo la xiriira0 raacayaal
Taariikhda tebinta la xiriirta
RJ
Radio Jowhar· 8 maalmood ka horMaxay ka wadahadleen Fiqi iyo Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King. Kulanka ayaa looga…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
RG
Radio Galgaduud· 8 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga XFS Axmed Fiqi oo qaabilay Safiirka UK ee Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King.…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
JN
Jowhar News· 8 maalmood ka horDowlada Soomaaliya Iyo Britain oo ka wadahadlay iskaashiga amniga
Aug 23 (Jowhar)Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles King. Kulanka ayaa…
Ka akhri Jowhar News ↗G
Goobjoog· 8 maalmood ka horSoomaaliya iyo Britain oo ka wada hadlay Dagaalka Al-Shabaab iyo Daacish
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa Muqdisho ku qaabilay Safiirka Boqortooyada Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya, Danjire Charles…
Ka akhri Goobjoog ↗
JN
Jowhar News· 11 maalmood ka horSoomaaliya Iyo Pakistan oo ka wadahadlay xoojinta iskaashiga difaaca
Aug 20(Jowhar)- Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi ayaa Arbacadii kulan gaar ah la yeeshay Safiirka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan u fadhiya magaalada…
Ka akhri Jowhar News ↗G
Goobjoog· 11 maalmood ka horSoomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga dhinacyada difaaca iyo amniga
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Safiirka Pakistan u fadhiya Soomaaliya, Aqsa Nawaz, iyadoo kulanka diiradda lagu saaray xoojinta…
Ka akhri Goobjoog ↗RJ
Radio Jowhar· 13 maalmood ka horWasiir Fiqi iyo Taliyaha ciidanka xoogga oo tagay Taliska Danab ee Gaalkacyo
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo ay wehliyaan Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, S/Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, iyo Taliyaha Takuleynta Ciidanka Xoogga Dalka,…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
RG
Radio Galgaduud· 13 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Xoogga Dalka oo Booqday Danab Gaalkacyo
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu weheliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
SM
Shabelle Media Network· 13 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga oo kormeeray ciidanka Danab ee Gaalkacyo
GaALKACYO, Soomaaliya — Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa Talaadadii booqday…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Shabelle Media Network· 13 maalmood ka horSomali Defence Minister Visits Danab Command in Galkayo
GALKAYO, Somalia, Aug. 18, 2026 — Somalia’s Defence Minister Ahmed Macallin Fiqi and the commander of the Somali National Army, Brigadier General Ibrahim Mohamed Mohamud, visited a Danab special…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗G
Goobjoog· 13 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga XFS oo booqday saldhigga Kumaandooska Danab ee Gaalkacyo
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa booqasho ku tegay saldhigga ciidamada Kumaandooska Danab ee magaalada Gaalkacyo, isagoo ay wehelinayeen Taliyaha…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Shabelle Media Network· 16 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo booqday Taliska Qeybta 21-aad ee Dhuusamareeb
Dhuusamareeb – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RG
Radio Galgaduud· 16 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Booqday Taliska Qeybta 21-aad ee Dhuusamareeb
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa maanta…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗RJ
Radio Jowhar· 20 maalmood ka horWasiir Fiqi oo Isbitaalka Madiina ku Booqday Askarta CXDS ee ku Dhaawacmay Weerarkii Gaalkacyo
Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku booqday askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku dhaawacmay weerarkii…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
JN
Jowhar News· 20 maalmood ka horWasiir Fiqi oo booqday askar ka tirsan PSF oo ku dhaawacmay dagaalkii Gaalkacyo
Aug 11 (Jowhar)-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku booqday askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku…
Ka akhri Jowhar News ↗
JN
Jowhar News· 20 maalmood ka horWasiir Fiqi oo booqday askar ka tirsan PSF oo ku dhaawacantay dagaalkii Gaalkacyo
Aug 11 (Jowhar)-Wasiirka Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku booqday askar ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo ku…
Ka akhri Jowhar News ↗
SM
Shabelle Media Network· 21 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga oo kulan la yeeshay mas’uuliyiin ka tirsan Qaramada Midoobay iyo UNICEF
Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
JN
Jowhar News· 22 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga oo la kulmay Saraakiil ka tirsan Qaramada Midoobay
Aug 09-(Jowhar)-Wasiirka Gaashaandhigga XFS Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna…
Ka akhri Jowhar News ↗RJ
Radio Jowhar· 22 maalmood ka horWasiir Fiqi oo la kulmay wafdi ka socday Qaramada Midoobay
Gaashaandhigga XFS, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya, ahna Isku-duwaha Arrimaha…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
RG
Radio Galgaduud· 22 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo UN iyo UNICEF kala hadlay Ilaalinta Carruurta iyo Rayidka
Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta kulan muhiim ah la yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗G
Goobjoog· 22 maalmood ka horSoomaaliya iyo Qaramada Midoobay oo Xoojinaya Ilaalinta Carruurta Xilliyada Colaadaha
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta Muqdisho kulan kula yeeshay Ku-xigeenka Ergayga Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Shabelle Media Network· 24 maalmood ka horPakistan oo Soomaaliya ka caawinaysa dib-u-dhiska iyo tayeynta Ciidanka
ISLAMABAD – Taliyaha Ciidamada Pakistan, General Asim Munir, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, kaas oo looga hadlay xoojinta iskaashiga difaaca iyo amniga…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗RJ
Radio Jowhar· 25 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga oo Booqday Taliska Ciidanka Badda Pakistan
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, oo booqasho rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan isaga iyo wafdi uu hoggaaminayo, ayaa maanta booqday Taliska Ciidanka…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
SM
Shabelle Media Network· 25 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Booqday Xarunta GIDS iyo Jaamacadda Difaaca Qaranka Pakistan
Pakistan – Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, iyo wafdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan,…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
JN
Jowhar News· 25 maalmood ka horSoomaaliya iyo Pakistan oo ka wada hadlay ballaarinta iskaashiga dhanka difaaca iyo amniga badda.
Aug 06 (Jowhar)-Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi oo socdaal shaqo oo rasmi ah ku jooga Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan isaga iyo wafdi uu…
Ka akhri Jowhar News ↗G
Goobjoog· 25 maalmood ka horSoomaaliya iyo Pakistan oo Ka wada-hadlay Iskaashiga Difaaca iyo Horumarinta Ciidamada
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, iyo wefdi uu hoggaaminayo oo booqasho rasmi ah ku jooga dalka Pakistan, ayaa booqday xarunta shirkadda Global…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Shabelle Media Network· 28 maalmood ka horSoomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada hadlay iskaashiga difaaca iyo mustaqbalka AUSSOM
MUQDISHO – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa magaalada Muqdisho kula kulmay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Wang Yu. Kulanka ayaa diiradda lagu saaray dagaalka lagula…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
JN
Jowhar News· 28 maalmood ka horSoomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay iskaashiga difaaca iyo mustaqbalka AUSSOM
Aug 03 (Jowhar)- MWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa la kulmay Safiirka Shiinaha Wang Yu, iyagoo ka wadahadlay hawlgallada la-dagaallanka argagixisada, mustaqbalka Hawlgalka…
Ka akhri Jowhar News ↗G
Goobjoog· 29 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga oo Qaabilay Safiirka Dowladda Shiinaha u Fadhiya Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire Wang Yu. Kulanka ayaa…
Ka akhri Goobjoog ↗
RG
Radio Galgaduud· 29 maalmood ka horWasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Qaabilay Safiirka Shiinaha
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xarunta Wasaaradda Gaashaandhigga ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Dadka Shiinaha u fadhiya…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗