RJ
Radio Jowhar
· Ammaan

Fiqi “Yaan naxariis loo sameyn cid kasta oo amniga wax u dhimeysa”

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin culus u diray siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ka hadlay khatarta ka dhalan karta abaabul ciidan iyo falal wax u dhimaya amniga…