Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay
Fiqi oo digniin culus u diray mucaaradka: “Gacan bir ah ha lagu qabto cid kasta oo abaabusha maleeshiyaad”
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin culus u diray siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ka hadlay khatarta uu sheegay inay ka dhalan karto abaabul ciidan, sameysashada…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayKT
Fiqi oo digniin culus u diray mucaaradka: “Gacan bir ah ha lagu qabto cid kasta oo abaabusha maleeshiyaad”
Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa digniin culus u diray siyaasiyiinta mucaaradka, isagoo ka hadlay khatarta uu sheegay inay ka dhalan karto abaabul ciidan, sameysashada…
Ka akhri Kaab TV ↗PP
Dowladda Federaalka oo digniin u dirtay mucaaradka
Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa uga digay siyaasiyiinta mucaaradka in ay abaabul ciidan iyo falal wax
Ka akhri Puntland Post ↗PP
Fiqi oo digniin u diray mucaaradka
Wasiirka gaashaandhigga dowladda federaalka Soomaaliya Axmed Macallin Fiqi ayaa uga digay siyaasiyiinta mucaaradka in ay abaabul ciidan iyo falal wax
Ka akhri Puntland Post ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.