G
Goobjoog
· Ammaan

Dowladda Soomaaliya oo sheegtay inay diyaar u tahay wadahadal lala yeesho Al-shabaab

Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay inay diyaar u tahay wadahadal lala yeesho xubnaha Al-Shabaab, haddii ay kooxdaasi qaaddo tallaabo muujinaysa inay ka tanaasushay fikirka ay dowladda ku…