Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Soomaaliya iyo Pakistan oo xoojinaya iskaashiga difaaca iyo tayeynta Ciidanka Cirka
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, kaas oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka ahna…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Soomaaliya iyo Pakistan oo xoojinaya iskaashiga difaaca iyo tayeynta Ciidanka Cirka
Wasiirka Gaashaandhigga Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, kaas oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka ahna…
Ka akhri Goobjoog ↗RJ
RW Xamsa Abdi Barre oo la kulmay Taliyaha Difaaca Cirka Pakistan
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa kulan la yeeshay wafdi ka socday Dowladda Pakistan oo uu hoggaaminayay Taliyaha Difaaca Cirka, ahna Taliye…
Ka akhri Radio Jowhar ↗RJ
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed oo Qaabilay U-qaybsanaha Difaaca Mareykanka
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta qaabilay U-qaybsanaha Difaaca Mareykanka ee Soomaaliya, Colonel Egan O’Reilly. Kulanka ayaa looga hadlay…
Ka akhri Radio Jowhar ↗RG
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya oo qaabilay U-qaybsanaha Difaaca Mareykanka
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta qaabilay U-qaybsanaha Difaaca Mareykanka ee Soomaaliya, Colonel Egan O’Reilly, kulan looga hadlay xoojinta…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.