Wafdi Sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan oo Muqdisho soo gaaray
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Jamhuuriyadda Pakistan. Wafdiga…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
Wafdi Sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan oo Muqdisho soo gaaray
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, S/Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Jamhuuriyadda Pakistan. Wafdiga…
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya oo Muqdisho ku soo dhaweeyey Wafdi Sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan
Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Cabdirisaaq Maxamuud Xaaji, ayaa maanta magaalada Muqdisho ku soo dhaweeyey wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, kaas oo uu hoggaaminayo…
Pakistan oo Soomaaliya Ka Taageeraysa Dhismaha Ciidanka Cirka
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Muqdisho ku qaabilay wafdi sare oo ka socda Ciidanka Cirka Pakistan, iyadoo labada dhinac ay ka wada hadleen tababarka, tayeynta iyo dhismaha awoodda difaaca cirka Soomaaliya.