Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Fiqi oo kulan la yeeshay saraakiil ciidan iyo Danjiraha Masar ee Soomaaliya

Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo booqasho ku joogay dalka, oo uu wehliyo Danjiraha…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RJ
Radio Jowhar
Fiqi oo kulan la yeeshay saraakiil ciidan iyo Danjiraha Masar ee Soomaaliya
Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi saraakiil ciidan ah oo booqasho ku joogay dalka, oo uu wehliyo Danjiraha…
Ka akhri Radio Jowhar
SM
Danjiraha Soomaaliya ee Kenya oo Qaabilay Wakiilka WHO ee Soomaaliya
MUQDISHO – Danjiraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee Kenya, Mudane Jabriil Ibraahim Cabdulle, ayaa xarunta Safaaradda Soomaaliya ee magaalada Nairobi ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Caafimaadka…
Ka akhri Shabelle Media Network
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Dadka la xusay
Meelaha la xusay