AM
Abdulkadir Mohamed Nur (Jama)
Wasiirka Dekedaha (Ports Minister) · Federal5 tebin oo la xiriira0 raacayaal
Taariikhda tebinta la xiriirta
G
Goobjoog· 16 daqiiqo ka horMadaxweyne Xasan Sheekh oo Hambalyo u Diray Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, kaddib markii maanta ay…
Ka akhri Goobjoog ↗
JN
Jowhar News· 29 daqiiqo ka horXildhibaanada Baarlamaanka oo u doortay guddoomiye Cabdulqaadir Maxamed Nuur
Aug 10 (Jowhar)Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa u doortay guddoomiyaha cusub ee Baarlamaanka Cabdulqaadir Maxamed Nuur kadib doorasho ka dhacday Villa Hargeysa ee magaalada Muqdisho. Cabdulqaadir…
Ka akhri Jowhar News ↗G
Goobjoog· 1 saac ka horWaa Kuma Ninka 125-ka Maalmood oo Kaliya Xildhibaan Ahaa, Haddana Loo Doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka?
MUQDISHO — Cabdulqaadir Maxamed Nuur , oo loo yaqaan “Jaamac”, ayaa maanta loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaddib doorasho ka dhacday Muqdisho.…
Ka akhri Goobjoog ↗
PP
Puntland Post· 1 saac ka horBaarlamaanka Soomaaliya oo doortay guddoomiye cusub
Xildhibaan Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa maanta loo doortay guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya. Xildhibaan Cabdulqaadir Jaamac ayaa
Ka akhri Puntland Post ↗G
Goobjoog· 1 saac ka horRa’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Hambalyo u Diray Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka
MUQDISHO, Soomaaliya — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa hambalyo u diray Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) kaddib markii loo doortay Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee…
Ka akhri Goobjoog ↗