Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Wada-shaqaynta

Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Wada-shaqaynta

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xarunta Golaha Aqalka Sare kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare,…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Guddoomiyeyaasha Labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ka Wada Hadlay Xoojinta Wada-shaqaynta
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xarunta Golaha Aqalka Sare kulan kula qaatay Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare,…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
SM
Taliyaha Ciidanka Dhulka Soomaaliya oo Turkiga kala hadlay xoojinta iskaashiga milatari
ANKARA — Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sarreeye Guuto Sahal Cabdullaahi, ayaa dalka Turkiga kulan kula yeeshay dhiggiisa Turkiga, Jeneraal Metin Tokel, iyaga oo ka wada…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.