← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 23/10/2026
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Kulan La Qaatay Taliyaha Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Taliyaha Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM-Somalia), Sarreeye Guuto Ivan…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday RG
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo Kulan La Qaatay Taliyaha Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la qaatay Taliyaha Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM-Somalia), Sarreeye Guuto Ivan…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ SM
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka iyo saraakiil ka tirsan Midowga Yurub oo ka wada hadlay tababarka ciidanka
MUQDISHO — Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa kulan la yeeshay Taliyaha Hawlgalka Tababarka Midowga Yurub ee Soomaaliya (EUTM-Somalia), Sarreeye…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ SM
Somalia, EU military training mission discuss strengthening army capabilities
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s army chief, Major General Ibrahim Mohamed Mahmoud, met with the commander of the European Union Training Mission in Somalia (EUTM-Somalia), Brigadier General Ivan…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.