← Ku noqo bogga hore Hadda socda 2 ilo · la cusboonaysiiyay 23/10/2026
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qayb-galay Xiritaanka Shirweynaha Dalladda Culimada Haweenka Soomaaliyeed Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb-galay munaasabadda xiritaanka Shirweynaha Dalladda Culimada Haweenka Soomaaliyeed oo…
Tebinta warbaahin kasta sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday RG
Ra’iisul Wasaare Xamsa Cabdi Barre oo Ka Qayb-galay Xiritaanka Shirweynaha Dalladda Culimada Haweenka Soomaaliyeed
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb-galay munaasabadda xiritaanka Shirweynaha Dalladda Culimada Haweenka Soomaaliyeed oo…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗ SM
Xamsa Cabdi Barre oo culimada haweenka ugu baaqay inay door muuqda ka qaataan dhismaha dowladnimada
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa ugu baaqay culimada haweenka Soomaaliyeed inay door weyn ka qaataan dhismaha dowladnimada, wacyigelinta bulshada iyo ka hortagga…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ SM
Somali prime minister urges women religious scholars to help strengthen society
MOGADISHU, Somalia — Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre called on women religious scholars to play a greater role in strengthening state institutions, promoting social awareness and addressing…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗ Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.