Hadda socda4 ilo · la cusboonaysiiyay

Musharrax u Taagan Hoggaanka Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo Qaatay Shahaadada Musharraxnimada

Musharraxiinta u tartamaya hoggaanka maamulka Galmudug Liibaan Axmed Xasan ayaa maanta si rasmi ah u qaatay shahaadada musharraxnimada, taas oo u oggolaanaysa inuu ka qayb galo geeddi-socodka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Musharrax u Taagan Hoggaanka Galmudug Liibaan Axmed Xasan oo Qaatay Shahaadada Musharraxnimada
Musharraxiinta u tartamaya hoggaanka maamulka Galmudug Liibaan Axmed Xasan ayaa maanta si rasmi ah u qaatay shahaadada musharraxnimada, taas oo u oggolaanaysa inuu ka qayb galo geeddi-socodka…
Ka akhri Goobjoog ↗
A
Allbanaadir
Liibaan Shuluq oo qaatay Shahaadada Musharaxa Galmudug & Garyare oo..
Musharrax Liibaan Axmed Xasan ayaa maanta si rasmi ah u qaatay shahaadada musharraxnimada xilka hoggaamiyaha maamulka Galmudug, taasoo u oggolaanaysa inuu ka mid noqdo musharraxiinta u tartamaya…
Ka akhri Allbanaadir ↗
RG
Radio Galgaduud
Musharraxiinta Hoggaanka Galmudug oo Khudbadahooda Ka Hor Jeediyay Golaha Wakiillada
Musharraxiinta u tartamaya xilalka Hoggaamiyaha iyo Hoggaamiye Ku-xigeenka maamulka Galmudug ayaa maanta khudbadahooda musharraxnimo ka hor jeediyay Golaha Wakiillada ee Dowlad Goboleedka Galmudug,…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
SM
Xasan Sheekh oo hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Golaha Wakiillada Hirshabeelle
MUQDISHO — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiistii hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Golaha Wakiillada dowlad-goboleedka Hirshabeelle, isaga oo ugu baaqay inay xoojiyaan…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
SM
Somali president congratulates new Hirshabelle parliament leadership
MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Thursday congratulated the newly elected leadership of the Hirshabelle regional parliament, urging them to strengthen democratic…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay