KT
Duminta guryaha shacabka oo xalay ka bilaabatay degmada Wadajir ee Muqdisho
Duminta guryaha ay deganaayeen dadka shacabka ah ayaa xalay saqdhexe ka bilaabatay qaybo ka mid ah degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho, iyadoo howlgalka uu sii socday ilaa saaka. Duminta ayaa…
Ka akhri Kaab TV ↗