Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Hoggaamiyaha Cusub ee Galmudug oo BBC-da la hadlay kadib doorashadiisa maanta

Hoggaamiyaha Cusub ee Galmudug oo BBC-da la hadlay kadib doorashadiisa maanta

Liibaan Axmed Xasan ayaa sheegay in uu ka shaqeyn doono amniga, dib u heshiisiinta dadka reer Galmudug iyo bixinta adeegyada muhiimka ah.

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
BS
BBC Somali
Hoggaamiyaha Cusub ee Galmudug oo BBC-da la hadlay kadib doorashadiisa maanta
Liibaan Axmed Xasan ayaa sheegay in uu ka shaqeyn doono amniga, dib u heshiisiinta dadka reer Galmudug iyo bixinta adeegyada muhiimka ah.
Ka akhri BBC Somali ↗
SM
Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo hambalyo u diray hoggaanka cusub ee Galmudug
MUQDISHO — Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xamsa Cabdi Barre ayaa Khamiistii hambalyo u diray hoggaamiyaha cusub ee dowlad-goboleedka Galmudug, Liibaan Axmed Xasan, iyo ku-xigeenkiisa Cabdiweli…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay