Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Soomaaliya iyo Ciraaq oo ka Wada hadlay Xoojinta Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Beeraha

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Baqdaad kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq,…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Soomaaliya iyo Ciraaq oo ka Wada hadlay Xoojinta Iskaashiga Dhaqaalaha iyo Beeraha
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa magaalada Baqdaad kulan kula yeeshay dhiggiisa dalka Ciraaq,…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Soomaaliya iyo Ciraaq oo ka wada hadlay dhoofinta xoolaha nool iyo iskaashiga dhaqaalaha
Jeddah — Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Soomaaliya, Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Ciraaq, Fu’aad Xuseen, intii uu…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.