Hadda socda3 ilo · la cusboonaysiiyay
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga kalluumaysiga
Muqdisho (Goobjoog News) — Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Xasan Aadan, ayaa kulan la yeeshay Danjiraha cusub ee Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat…
Tebinta warbaahin kasta
sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door bidayG
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga kalluumaysiga
Muqdisho (Goobjoog News) — Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Xasan Aadan, ayaa kulan la yeeshay Danjiraha cusub ee Turkiga u fadhiya Soomaaliya, Ferhat…
Ka akhri Goobjoog ↗SM
Soomaaliya iyo Turkiga oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga kalluumaysiga iyo dhaqaalaha buluugga ah
Muqdisho — Wasiirka Wasaaradda Kalluumaysiga iyo Dhaqaalaha Buluugga ah ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Xasan Aadan, ayaa xarunta wasaaradda ku qaabilay Danjire Ferhat Alkan, Safiirka cusub…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗RG
Soomaaliya iyo Ciraaq oo ka heshiinaya xoojinta ganacsiga iyo dhoofinta xoolaha nool
Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.