Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabis sameeyay

Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabis sameeyay

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, xilkaas oo

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
PP
Puntland Post
Ra’iisul Wasaare Xamse oo magacaabis sameeyay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Xamse Cabdi Barre ayaa maanta wasiir cusub u magacaabay Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda, xilkaas oo
Ka akhri Puntland Post ↗
G
Goobjoog
Ra’iisulwasaare Xamse oo Wasiir Cusub u Magacaabay Wasaaradda Dekedaha
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa Cabdulqaadir Cumar Macalin u magacaabay Wasiirka Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Ka akhri Goobjoog ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.