Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Aadan Madoobe iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Koonfur Galbeed

Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan is-xogwareysi ah kula yeeshay hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
SM
Aadan Madoobe iyo Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka Wada Hadlay Xaaladda Koonfur Galbeed
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan is-xogwareysi ah kula yeeshay hoggaamiyaha Dowlad Goboleedka…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
RG
Radio Galgaduud
Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Sheekh Aadan Madoobe oo Ka Wada Hadlay Amniga iyo Siyaasadda
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa xafiiskiisa kulan is-xogwareysi ah kula yeeshay Hoggaamiyaha Maamulka Koonfur…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.