KT
Qarax ka dhacay waddada Muqdisho iyo Afgooye oo lagu dilay askari ka tirsanaa Ciidanka Asluubta
Qarax ka dhacay waddada isku xirta Muqdisho iyo degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose ayaa waxaa ku geeriyooday Aadan Cabdi Ibraahim, oo loo yaqaanay Aadan Daamey, kana tirsanaa Ciidanka…
Ka akhri Kaab TV ↗