Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Golaha Shacabka oo Akhrinta Koowaad Mariyey Hindise-Sharciyeedka Reebidda Gudniinka Fircooniga

Golaha Shacabka oo Akhrinta Koowaad Mariyey Hindise-Sharciyeedka Reebidda Gudniinka Fircooniga

Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kulanka 25-aad ee kalfadhiga 8-aad, kaas oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Golaha Shacabka oo Akhrinta Koowaad Mariyey Hindise-Sharciyeedka Reebidda Gudniinka Fircooniga
Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay kulanka 25-aad ee kalfadhiga 8-aad, kaas oo uu shir-guddoominayay Guddoomiyaha Golaha…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
SM
Golaha Shacabka oo Akhrinta Koowaad Marsiiyey Hindise-sharciyeedka Mamnuucidda Gudniinka Fircooniga ah
Muqdisho, Soomaaliya – 17 Oktoobar 2026 – Xildhibaannada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulankooda 25-aad ee kalfadhiga 8-aad ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka, iyadoo…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay