RG
Radio Galgaduud
· Siyaasad

Aqalka Sare oo 27 Cod ku Ansixiyay Sharciga Hay’adda Saadaasha Hawada

Aqalka Sare oo 27 Cod ku Ansixiyay Sharciga Hay’adda Saadaasha Hawada

Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada ee Xukuumadda Federaalka…