Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharciga Hay’adda Saadaasha Hawada

Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharciga Hay’adda Saadaasha Hawada

Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
RG
Radio Galgaduud
Aqalka Sare oo Ansixiyay Sharciga Hay’adda Saadaasha Hawada
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Aqalka Sare, Mudane Cabdullaahi Cali Xersi…
Ka akhri Radio Galgaduud ↗
RJ
Radio Jowhar
Mudanayaasha Aqalka Sare oo ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada
Mudanayaasha Golaha Aqalka Sare ee BJFS oo maanta cod Aqlabiyad leh ku ansixiyay Hindise-Sharciyeedka Dhismaha Hay’adda Saadaasha Hawada ee XFS oo ay Aqalka usoo gudbisay Wasaaradda Deegaanka iyo…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.