Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida

Muqdisho (Goobjoog) — Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida, kaas oo looga hadlay Hindise-sharciyeedka…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
G
Goobjoog
Guddiga Difaaca Golaha Shacabka oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida
Muqdisho (Goobjoog) — Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan la yeeshay Taliyeyaasha Ciidamada Qalabka Sida, kaas oo looga hadlay Hindise-sharciyeedka…
Ka akhri Goobjoog ↗
SM
Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka oo la kulmay Taliyeyaasha Ciidanka Xoogga iyo NISA
Muqdisho, Soomaaliya — Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa kulan kula yeeshay xarunta Guddoonka iyo Guddiyada ee Villa Hargeysa Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka…
Ka akhri Shabelle Media Network ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.
Meelaha la xusay