Hadda socda2 ilo · la cusboonaysiiyay

Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis is-afgarad oo lagu xoojinayo iskaashiga baarlamaannada

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa heshiis is-afgarad la saxiixday dhiggiisa dalka Jabuuti, Guddoomiyaha Golaha Qaranka,…

Tebinta warbaahin kasta

sida ay u kala daabaceen — ma jirto mid la door biday
HM
Horseed Media
Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis is-afgarad oo lagu xoojinayo iskaashiga baarlamaannada
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa heshiis is-afgarad la saxiixday dhiggiisa dalka Jabuuti, Guddoomiyaha Golaha Qaranka,…
Ka akhri Horseed Media ↗
RJ
Radio Jowhar
Baarlamaannada Soomaaliya iyo Jabuuti oo kala saxiixday heshiis iskaashi
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa heshiis is-afgarad oo muhiim ah la saxiixday dhiggiisa, Guddoomiyaha Golaha Qaranka…
Ka akhri Radio Jowhar ↗
Hadda waxay si siman u muujisaa warbaahin kasta oo warka tebisay. Marnaba ma beddelno mana qarinno warka isha — link kasta wuxuu aadaa daabacaha asalka ah.